  |
 |
 |
 |
|
War
|
 |
|
Home | Page Title
|
 |
|
waxaan salamayaa dhamaan inta magacayga iyo muuqayga taqaan anigoo ah liibaan maxamed nuur jordan
|
| Opinion/Articles (Fikrado) |
|
| |
London (Radiossc.net) At a recent conference in London at the conference hall of the Department for International
Development, a British-English participant asked me upon recognising my physical features as a Somali "whether it was true
that some part of the Somali nation were considering to secede from proper Somalia?" I answered the question with a question
and asked him instead: is it possible to divide Northern England from Southern England? He simply said ‘’No,
Impossible’’, without further elaborations he thank me for pointing out the obvious to him. Warkii oo dhan» Warkii: Aug 31, 2005
|
| |
|
|
|
|
Warkii: Aug 31, 2005 Qormadii: Radiossc.net Desk News
Dubai(Radiossc.net) Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ayaa ilaa shalay kulammo is daba joog ah la lahaa
shirkado Shisheeye ah oo maalgelin ku sameyn doona kheyraadka Baddaha iyo Berriga deegaannada hoos yimaadda Maamul Goboleedka
Puntland. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 31, 2005 Qormadii: Maxamed Cabdi Geeddi (Shiineyare) - Mugadishu Mugadishu (Radiossc.net) Marxuum Maxamed Cumar Jees (Dakhare) oo ah walaalo yihiin Siyaasiga caanka ahna Sarkaal
sare oo ka tirsan Ciidamadda Xooga Dalka Soomaaliya Col. Axmed Cumar Jees ayaa dablay hubeysani la beegsadeen Rasaas
isagoo ku sugan goob caafimaad oo uu ka taalla Xaafadda Hodan ee Mugadishu. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 31, 2005 Qormadii: Radiossc.net Desk News
Addis Ababa (Radiossc.net) Maanta waxa kulan albaabaddu u xidhan yihiin yeeshay Ergayga gaar ah ee Qaramaddda
Midoobay ee Soomaaliya Mr. Francois Lonseny Fall iyo Gudoomiyaha Midowga Africa Mr. Alfa Omar Konaari
waxayna ka wada hadleen arimaha Soomaaliya iyo sidii dowladda cusub loo badhitaari lahaa Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 31, 2005 Qormadii: Radiossc.net
Buuhoodle(Radiossc.net):-Odayaasha iyo Aqoonyahanada
Deegaanka Buuhoodle qaarkood ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay warbixin ay Idaacadda BBC ka sii daysay Guud ahaan Gobolka
Cayn ee Caasimadiiu yahay Buuhoodle taasoo uu baahiyey weriyaheeda Magaalada Hargaysa u fadhiya, Isagoo sheegay in
Dadweynaha Buuhoodle ay cabatin ka muujiyeen qaybsiga xubnaha Baarlamaanka oo aysan Gobolka Cayn Shaqo kuba lahayn Amuurtaan
isla markaana ahayn arimo khuseeya. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 31, 2005 Qormadii: Xuseen Aadan Yuusuf
Ethiopia (Radiossc.net);-Maanta oo Arbaca ah waxaa la filayaa
in lagu dhawaaqo natiijada Doorashooyinkii ka dhacay Kilinka shanaad ee Soomaalida 12 bishan lahase ee sanadka 1997 taariikhda
Ehopia, iyadoo ay dhinaca kalena weli jiraan khilaafyo dhex yaalla Ethopiada federaalka ku dhisan iyo Midowga yurub, khilaafaadkaas
oo ku saabsan qaabka ay Doorashooyinku u qabsoomeen.
Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 30, 2005 Qormadii: Max’ed Cabdi Geedi
Muqdisho(Radiossc.net):-Kulankan oo ka dhacay Hoteelka Saxafi ayaa ahaa mid aan loo ogolayn Saxaafadda
ayaa waxaa looga hadlay arimo la xidhiidha Amaanka Magaaladda Muqdihso oo
maalmihii lasoo dhaafay ahaa mid aanan la xakamayn karaynin. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 30, 2005 Qormadii: Max’ed Cabdi Geedi Nairobi(Radiossc.net):-Raiiusl wasaraha ayaa wakiiladda uu la kulmay waxaa ka mid ah safiiradda
dowladaha Biljamka iyo Norway isagoo kala hadlay arimo u badan sidii dowladda ku
meel gaarka looga gacan siin lahaa Ariamaha dib u dhiska iyo dib u heeshiisiinta.
Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 30, 2005 Qormadii: Radiossc.net
Inaalillaahi Wa innaa ilayhi Raajicuun. Waxaan tacsi u diraynaa Eheladii, qaraabadii iyo Beesha Nur Ahmed ee uu ka geeriyooday
Caaqil Maxamed Cali Koore (Maxamed Daad) oo xalay ku geeriyooday magaalada Laascaanood. Marxuumka waxaanu Allaha weyn uga
baryaynaa inuu janada Fardawsa gurigiisa ka dhigo, eheladii iyo qaraabadiina samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin. Aamiin. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 30, 2005 Qormadii: Maxamed Jaamac
London(Radiossc.net):
Urur isagu ku andacooda inuu u ololeeyo Gooni isu taagga Soomalidiidka oo ka jira waddanka Ingiriiska, marka magaciisa la
soo gaabiyana la yidhaahdo (SSE) ayaa wuxuu beryahanba ku hawlanaa sidii uu u
qaban qaaban lahaa shirweyne ay fikirkoodaasi gurracan ay ku lafa gurayaan. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 29, 2005 Qormadii: Siciid Uurcadde
Birmingham(Radiossc.net)
Ku: Madaxweynaha DFKGS
Ku: Raysalwasaaraha DFKGS
Ku: Labada Gole DFKGS
Ujeeddo: Jawaab ku socoto DFKGS
Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 29, 2005 Qormadii: Maxamed Cabdi Geeddi (Shiineyare) - Mugadishu Mugadishu (Radiossc.net) Raisalwasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Gudaha ee Xukuumadda KMG ayaa maanta
shir jaraaid kula yeeshay Hoteel Suxufi qaar ka mid ah Ururadda Bulshadda ee ku sugan Magaaladda Mugadishu, wuxuuna u sheegay
inay u istaagaan sidii ay u furi lahaayeen Garoonka Diyaaraddaha iyo Dekadda Weyn.
Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 29, 2005 Qormadii: Max'ed Cabdi Shiine
Qaahira(Radiossc.net):-Xukuumadda Masar ayaa sheegtay in ay diyaarineyso qorshe ballaaran oo wax looga
qabanayo Amniga iyo nabad ku soo dabaalida wadanka Soomaaliya ee ay afeeyeen dagaalada sokeeye iyo dhibaatooyin soo jiray
mudo 14 sano ah. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 29, 2005 Qormadii: Radiossc.net
Laasqoray(Radiossc.net):- Dabaylihii ku dhuftay magaalada
Laasqoray maalintii Sabtida ee bishu ahayd 27/08/2005 ayaa waxyeello u geystey guryo tiradooda lagu sheegay 92 guri, kuwaas
oo qaarkood ay dumisey. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 29, 2005 Qormadii: Radiossc.net
Laascaanood(Radiossc.net):-Wararka laga helayo kooxaha ku hawlan ololaha tallaalka dabaysha ayaa waxa ay sheegayaan
in saaka Rasaas ay labada dhinaca ee Ciidamada Daraawiishta Puntland iyo Malayshiyada
Riyaale ay Rasaas culus isku weydaarsadeen jiidda hore. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 29, 2005 Qormadii: Radiossc.net
Hargeysa(Radiossc.net):- Warar laga helayo ilo-xog-ogaal ah ayaa waxa ay sheegayaan in Wasiirka Horumarinta Reer
Miyiga ee Maamulka Beelaha Dirta Waqooyi Fu’aad Aadan Cadde uu ku soo jeedo Degmada Xuddun si uu uga qayb qaato sidii
doorasho halkaas uga dhici lahayd. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 29, 2005 Qormadii: Radiossc.net
Boosaaso(Radiossc.net):- Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Md: Maxamuud Muuse Xirsi
(Cadde) ayaa u dhoofay dalka dibaddiisa asagoo maanta ka ambo baxay magaalada Boosaaso. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 29, 2005 Qormadii: Radiossc.net
Boosaaso(Radiossc.net):-Golaha Xukumadda Puntland ayaa saaka Kulan ku yeeshay xarunta madaxtooyada ee
Magaalada Boosaaso shirkaasi oo uu Golahu ka soo saaray qoraal ay ugu jawaabayaan Ra'iisal wasaaraha DFKS Cali
Max'ed Geeddi,War saxaafeedkaas ayaa waxaa uu u qornaa sidan: Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 28, 2005 Qormadii: Siciid Uurcade
Birmingham(Radiossc.net):
Ku: DFKGS
Ku: Maamul Gobaleedka Puntland
Ku: Isimada Puntland
Ku: Odayasha Iyo Culimada
Ku: Ururada Bulashada Reer
Puntland Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 28, 2005 Qormadii: Max'ed Cabdi Geedi Nairobi (Radiossc.net):-Mudane Cali Maxamed Geeddi
oo socod maanta ku yimid Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya, ayaa warbixino
kala duwan siiyay Saxaafadda wuxuuna sheegay salka ku haya Khayraadka Dalka Soomaaliya ee ay Shirkado Shiyeeye gacmaha
la galeen halka qaar kalena u hanqal taagayaan. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 28, 2005 Qormadii: Maxamed Cabdi Geeddi (Shiine-yare)
Nairobi(Radiossc.net) Raisalwasaaraha DKMG Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa shir jaraaid ku qabtay Magaaladda Nairobi, wuxuuna ka hadlay arimo badan oo ku saabsan safaradii uu dhawaan ku tagay Magaaladda
Roma ee Dalka Talyaaniga iyo wixii uu kala soo kulmay isagoo intaa raaciyay in Dowladda Talyaaniga ay diyaar u tahay
buu yiri sidii ay dowr wanaagsan uga ciyaari lahayd dib u dhiska Dalka iyo qaabeynta Xafiisyada ay Dowladda ku howl galayso.
Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 28, 2005 Qormadii: Radiossc.net
Marqaanweyne(Radiossc.net):-Cabdi Jaamac Dhible oo isagu u tartamayey golaha Federaalka dhexe ee Itoobiya ayaa
shaaca ka qaaday in doorashadii qaybta ismaamulka soomaalida ka dhacday in uu hadheeyey musuqmaasuq baaxad weyn.
Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 27, 2005 Qormadii: Radiossc.net Desk News
Bariga Dhexe(Radiossc.net):-Jaamacadda Carabtu waa markii ugu horeysay ee ay fuliso rabitaanka Shacabka Soomaaliyeed,
waana markii ugu horreysay ee Xoghaya Guud ee Jamaacadda Carabta Mudane Amar Muuse uu daafadeeyo Codsi sida la sheegay
in loogu diray Boosta kuna qornaa Magaciisa oo gaadhay Xafiiskiisa Qaahira toddobaadkii hore oo ay Gobollada W/Galbeed ee
Soomaaliya ku dalbanayeen in loo Aqoonsado Dowlad, isla markaana kaga doonayeen
Kursi Jaamacadda Carabta. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 27, 2005 Qormadii: Radiossc.net
Hargeysa-Garoowe(Radiossc.net):-Warar lagu kalsoon yahay ayaa waxa ay sheegayaan in ay socdaan dadaallo la doonayo
in laysku waydaarsado maxaabiistii lagu kala qabsaday dagaalkii 29/10/05 ee dhexmaray ciidammada Punland
iyo kuwa Maamulka Hargeysa. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 27, 2005 Qormadii: Faa'isa Cabdi Dhalac
Garoowe(Radiossc.net):-Madaxweynaha Dawlada Gobeleedka Soomaaliyeed Ee Puntland Cadde Muuse Xirsi ayaa maanta ka
anbabaxay Magaalda Garoowe isagoo ku sii jiida Magaalada Boosaaso halkasi oo uu ka raaci doono Diraayad u qaada dalka Isku taga Imaarada Carabta oo uu ka sii Aadi doono Dalka India. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 26, 2005 Qormadii: Radiossc.net Desk News
Mugadishu (Radiossc.net) Tan iyo intii laga faraxashay dhismaha Dowladda Cusub ee KMG waxaa soo jiitamaya caqabado
aan wali xal loo helin, taasoo salka ku haysa kala duwanaanshaha dhinaca fikirka ah ee u dhaxeeya xubnaha Sar Sare
ee Dowladda. Amuurtan ayaa ah mid kala qeybsanaan ku abuurtay Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gudaha iyo dibadda dalka.
Warkii oo dhan»
|
|
|
E_mail: jordan_radiolascanod.com
ama 252 741 3574
|
|
|
walaala yaal waxaan kuwad naa wali shaqo webkaan mardhowna wuu furmidona
ee wixii talo iyo tusaale ah halkan ku soo hagaaji walaal
Agaasimaha radio sool sanaag & cany
Md:liibaan maxamed nuur (jordan)
jordan_radiolascanod@hotmail.com
|
 |
|
|
|
Waddanka Imaaraadka waxaa ku nool
in ka badan nus milyan geel ah. Koox khubaro ah oo ka socda waddankaas Imaaraadka ayaa baadhay habdhisyada Difaaca jidhka
Xoolaha waxayna ogaadeen in geelu ugu adkaysan badan yahay marka laga hadlayo cudurada afka iyo raafka xoolaha ku dhaca, Qandhada
Rift Valley, cudurka lo’da waalan, iyo cudurada Fardaha Africa. Qoraalkii oo dhammaystirana waa kan: Warkii oo dhan»Warkii: Aug 30, 2005
|
| |
|
|
|
|
Warkii: Aug 30, 2005 Qormadii: Radiossc.net
Inaalillaahi Wa innaa ilayhi Raajicuun. Waxaan tacsi u diraynaa Eheladii, qaraabadii iyo Beesha Nur Ahmed ee uu ka geeriyooday
Caaqil Maxamed Cali Koore (Maxamed Daad) oo xalay ku geeriyooday magaalada Laascaanood. Marxuumka waxaanu Allaha weyn uga
baryaynaa inuu janada Fardawsa gurigiisa ka dhigo, eheladii iyo qaraabadiina samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin. Aamiin. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 30, 2005 Qormadii: Maxamed Jaamac
London(Radiossc.net): Urur isagu ku andacooda
inuu u ololeeyo Gooni isu taagga Soomalidiidka oo ka jira waddanka Ingiriiska, marka magaciisa la soo gaabiyana la yidhaahdo
(SSE) ayaa wuxuu beryahanba ku hawlanaa sidii uu u qaban qaaban lahaa shirweyne
ay fikirkoodaasi gurracan ay ku lafa gurayaan. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 29, 2005 Qormadii: Siciid Uurcadde
Birmingham(Radiossc.net)
Ku: Madaxweynaha DFKGS
Ku: Raysalwasaaraha DFKGS
Ku: Labada Gole DFKGS
Ujeeddo: Jawaab ku socoto DFKGS
Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 29, 2005 Qormadii: Maxamed Cabdi Geeddi (Shiineyare) - Mugadishu Mugadishu (Radiossc.net) Raisalwasaare Ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Gudaha ee Xukuumadda KMG ayaa maanta
shir jaraaid kula yeeshay Hoteel Suxufi qaar ka mid ah Ururadda Bulshadda ee ku sugan Magaaladda Mugadishu, wuxuuna u sheegay
inay u istaagaan sidii ay u furi lahaayeen Garoonka Diyaaraddaha iyo Dekadda Weyn.
Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 29, 2005 Qormadii: Max'ed Cabdi Shiine
Qaahira(Radiossc.net):-Xukuumadda Masar ayaa sheegtay in ay diyaarineyso qorshe ballaaran oo wax looga
qabanayo Amniga iyo nabad ku soo dabaalida wadanka Soomaaliya ee ay afeeyeen dagaalada sokeeye iyo dhibaatooyin soo jiray
mudo 14 sano ah. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 29, 2005 Qormadii: Radiossc.net
Laasqoray(Radiossc.net):- Dabaylihii ku dhuftay magaalada
Laasqoray maalintii Sabtida ee bishu ahayd 27/08/2005 ayaa waxyeello u geystey guryo tiradooda lagu sheegay 92 guri, kuwaas
oo qaarkood ay dumisey. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 29, 2005 Qormadii: Radiossc.net
Laascaanood(Radiossc.net):-Wararka laga helayo kooxaha ku hawlan ololaha tallaalka dabaysha ayaa waxa ay sheegayaan
in saaka Rasaas ay labada dhinaca ee Ciidamada Daraawiishta Puntland iyo Malayshiyada
Riyaale ay Rasaas culus isku weydaarsadeen jiidda hore. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 29, 2005 Qormadii: Radiossc.net
Hargeysa(Radiossc.net):- Warar laga helayo ilo-xog-ogaal ah ayaa waxa ay sheegayaan in Wasiirka Horumarinta Reer
Miyiga ee Maamulka Beelaha Dirta Waqooyi Fu’aad Aadan Cadde uu ku soo jeedo Degmada Xuddun si uu uga qayb qaato sidii
doorasho halkaas uga dhici lahayd. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 29, 2005 Qormadii: Radiossc.net
Boosaaso(Radiossc.net):- Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Md: Maxamuud Muuse Xirsi
(Cadde) ayaa u dhoofay dalka dibaddiisa asagoo maanta ka ambo baxay magaalada Boosaaso. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 29, 2005 Qormadii: Radiossc.net
Boosaaso(Radiossc.net):-Golaha Xukumadda Puntland ayaa saaka Kulan ku yeeshay xarunta madaxtooyada ee
Magaalada Boosaaso shirkaasi oo uu Golahu ka soo saaray qoraal ay ugu jawaabayaan Ra'iisal wasaaraha DFKS Cali
Max'ed Geeddi,War saxaafeedkaas ayaa waxaa uu u qornaa sidan: Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 28, 2005 Qormadii: Dr. Jama Elmi, Ph.D Sr. Researcher and Scientist Qoraallada Dr. Jama Elmi:(Radiossc.net):- Waxaanu maanta akhristayaashayada u haynaa qoraalka cinwaankiisu
yahay: Guul darooyinka Deeqaha Waddamada horumaray ay siiyaan dunida soo koraysa, waana kan qoraalkiiye ee akhris wanaagsan.
Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 28, 2005 Qormadii: Siciid Uurcade
Birmingham(Radiossc.net):
Ku: DFKGS
Ku: Maamul Gobaleedka Puntland
Ku: Isimada Puntland
Ku: Odayasha Iyo Culimada
Ku: Ururada Bulashada Reer
Puntland Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 28, 2005 Qormadii: Max'ed Cabdi Geedi Nairobi (Radiossc.net):-Mudane Cali Maxamed Geeddi
oo socod maanta ku yimid Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya, ayaa warbixino
kala duwan siiyay Saxaafadda wuxuuna sheegay salka ku haya Khayraadka Dalka Soomaaliya ee ay Shirkado Shiyeeye gacmaha
la galeen halka qaar kalena u hanqal taagayaan. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 28, 2005 Qormadii: Maxamed Cabdi Geeddi (Shiine-yare)
Nairobi(Radiossc.net) Raisalwasaaraha DKMG Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa shir jaraaid ku qabtay Magaaladda Nairobi, wuxuuna ka hadlay arimo badan oo ku saabsan safaradii uu dhawaan ku tagay Magaaladda
Roma ee Dalka Talyaaniga iyo wixii uu kala soo kulmay isagoo intaa raaciyay in Dowladda Talyaaniga ay diyaar u tahay
buu yiri sidii ay dowr wanaagsan uga ciyaari lahayd dib u dhiska Dalka iyo qaabeynta Xafiisyada ay Dowladda ku howl galayso.
Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 28, 2005 Qormadii: Radiossc.net
Marqaanweyne(Radiossc.net):-Cabdi Jaamac Dhible oo isagu u tartamayey golaha Federaalka dhexe ee Itoobiya ayaa
shaaca ka qaaday in doorashadii qaybta ismaamulka soomaalida ka dhacday in uu hadheeyey musuqmaasuq baaxad weyn.
Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 27, 2005 Qormadii: Radiossc.net Desk News
Bariga Dhexe(Radiossc.net):-Jaamacadda Carabtu waa markii ugu horeysay ee ay fuliso rabitaanka Shacabka Soomaaliyeed,
waana markii ugu horreysay ee Xoghaya Guud ee Jamaacadda Carabta Mudane Amar Muuse uu daafadeeyo Codsi sida la sheegay
in loogu diray Boosta kuna qornaa Magaciisa oo gaadhay Xafiiskiisa Qaahira toddobaadkii hore oo ay Gobollada W/Galbeed ee
Soomaaliya ku dalbanayeen in loo Aqoonsado Dowlad, isla markaana kaga doonayeen
Kursi Jaamacadda Carabta. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 27, 2005 Qormadii: Mrs. Nancy M Abeiderrahmane
Qoraallada Dr. Jama Elmi (Radiossc.net):- Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Qoraalo afar ah oo taxane
ah oo ku saabsan Caanaha iyo manaafacaadka kale ee Geela oo uu Dr. Jama Elmi inoo
soo diyaariyey. Qoraalka hore waxa uu Dr. Jama inoo soo minguuriyey gabadha Engineerada ah ee warshadda Caanaha
ka furtay waddanka Muritaaniya qoraal ka sheekaynaya sida ay ugu guulaysatay inay dhisto warshad caanaha geela iyo kuwa xoolaha
kaleba warshadaysa. Qoraalkii oo Soomali kooban ku qoran iyo isaga oo dhan waa kan
hoos ku qoran: Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 27, 2005 Qormadii: Radiossc.net
Hargeysa-Garoowe(Radiossc.net):-Warar lagu kalsoon yahay ayaa waxa ay sheegayaan in ay socdaan dadaallo la doonayo
in laysku waydaarsado maxaabiistii lagu kala qabsaday dagaalkii 29/10/05 ee dhexmaray ciidammada Punland
iyo kuwa Maamulka Hargeysa. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 27, 2005 Qormadii: Faa'isa Cabdi Dhalac
Garoowe(Radiossc.net):-Madaxweynaha Dawlada Gobeleedka Soomaaliyeed Ee Puntland Cadde Muuse Xirsi ayaa maanta ka
anbabaxay Magaalda Garoowe isagoo ku sii jiida Magaalada Boosaaso halkasi oo uu ka raaci doono Diraayad u qaada dalka Isku taga Imaarada Carabta oo uu ka sii Aadi doono Dalka India. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 26, 2005 Qormadii: Radiossc.net Desk News
Mugadishu (Radiossc.net) Tan iyo intii laga faraxashay dhismaha Dowladda Cusub ee KMG waxaa soo jiitamaya caqabado
aan wali xal loo helin, taasoo salka ku haysa kala duwanaanshaha dhinaca fikirka ah ee u dhaxeeya xubnaha Sar Sare
ee Dowladda. Amuurtan ayaa ah mid kala qeybsanaan ku abuurtay Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gudaha iyo dibadda dalka.
Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 26, 2005 Qormadii: Max’ed Cabdi Geedi
Jawhar(Radiossc.net):-Waftiga Madaxweyanaha ayaa waxa Garoonka Diyaaradaha Magaaladda Jowhar ku soo dhaweeya Xubnaha
Badan oo ka tirsan labadda Gole ee ku sugan Magaaladda Jowhar iyo Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe.
Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 25, 2005 Qormadii: XUSEEN KURDI
Buuhoodle(Radiossc.net):- Machad ku yaalla Magaalada Munich ee waddanka Jarmalka oo marka la soo gaabiyo
loo yaqaanno EICI ama European Institute of Culture Integration,
ayaa qalab xagga waxbarashada ah ugu deeqay Dugsiga Ileys Private School
oo ka mid ah dugsiyada gaarka loo leeyahay ee ka furan Magaalada Buuhoodle. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 25, 2005 Qormadii: C/casiis Saleebaan Axmed Laascaanood(Radiossc.net):-Waxaa galabta lagu
qabtay Xarunta D/hoose ee Magaalada Laascaanood
Xaflad lagu guddonsiiyano Shahaadooyin iyo Abaal-marinno kala duwan Arday gaadhaysa 28 oo iskugu jira Wiilal iyo gabdho oo
ka qalin jabisay Machadka Liibaan. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 25, 2005 Qormadii: Radiossc.net Desk News New York (Radiossc.net) Dr. Ghanim Alnajjar ayaa lagu wadaa inuu booqasho ku yimaado Dalka Soomaaliya,
wuxuuna u kuur gali doonaan xaaladda nololeed ee ka jirta Soomaaliya iyo inay wax ka qabtaan Arimaha Khilaafka ee Dhexyaalla
bushadda Soomaaliyeed, waftigani wadanka waxay joogi doonaan 11 maalmood. Warkii oo dhan»
Warkii: Aug 25, 2005 Qormadii: Radiossc.net Desk News
Dubai(Radiossc.net):- Jaalliyadda
Sool, Saanag iyo Cayn ee ku dhaqan Waddanka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa qaban qaabinaysa kulan lagu soo Bandhigi
doono Jaamacadda Nugaal University, goobta kulanku waa
Huteel Al Xijaas ee Dubai iyo
Maalinta Khamiista 01/09/2005 Saacadu markay tahay 05:00 Galabnimo.
Warkii oo dhan»
|
|
|
|
|
|